Loading...
「ツール」は右上に移動しました。
利用したサーバー: wtserver3
3724いいね 38514回再生

WADANKAAN WAA KA HORMASAN YAHAY AFRIKADA KALE | S-2 EP-57

Season 2 | Episode 57
Botswana 🇧🇼, waa wadan runtii ka hormarsan dhamaan intii wadan aan soo mareynay. Waxaad arkeysaa wadooyin heer sare ah, oo galaya tuulooyin dad tiro yar ku nool yihiin.
Botswana, waa mid ka mid ah wadamada Afrika ee deeynta IMF aan lagu lahayn.
Muuqaalkan ayaan waxan ku ogaaday horumarka iyo hore usocodka wadankaan.


Daawasho wacan.

Fadlan ka qayb qaado afurinta walaalaha Muslimiinta ah Ramadhan ka inagu soo wajahan, riix linkigan hoose si aad qayb oga noqoto deeq bixiyaasha.
Mahadsanid.

Link : www.launchgood.com/v4/scheduled-giving/ramadan?cod…


Bartaan waxaan idinkugu soo gudbin doonaa socdaalkayga labaad ee wadanka Kenya ilaa iyo Koonfur Afrika ( South Africa) anigoo isticmaalaya mooto.


Wixii talo iyo xiriir ah, igalasoo xiriir email ka;
Faysalf872@gmail.com

Links

Facebook Page
www.facebook.com/profile.php?id=61552547656660

Instagram
www.instagram.com/iam_faysalshaik?igsh=MWcxaTh3Z2M…

Socdaalkan waxaa suura galiyay Hayada Samafalka ee African Relief Fund.

African Relief Fund
arf.org.uk/

#somalitravel
#somalicomedy
#somali
#somalilanguage
#somalientertainment
#somalidiaspora

コメント