Season 2 | Episode 38
Waxaan wajahay halisyo badan intii aan ku guda jiray socdaal kaygii Zambia. Roob xoogan iyo waddo xumo ay ii wehelisay socdaal dheer. 252 Kilometer oo mooto ah.
Daawasho wacan.
Bartaan waxaan idinkugu soo gudbin doonaa socdaalkayga labaad ee wadanka Kenya ilaa iyo Koonfur Afrika ( South Africa) anigoo isticmaalaya mooto.
Wixii talo iyo xiriir ah, igalasoo xiriir email ka;
Faysalf872@gmail.com
Links
Facebook Page
web.facebook.com/profile.php?viewas=10000068689939…
Instagram
www.instagram.com/iam_faysalshaik/?igsh=MWcxaTh3Z2…
Socdaalkan waxaa suura galiyay Shirkada duulimaadka ee Daallo Airlines iyo Hayada Samafalka ee African Relief Fund.
African Relief Fund
arf.org.uk/
Daallo Airlines
www.daallo.com/
#somalitravel
#somalicomedy
#somali
#somalilanguage
#somalientertainment
コメント