Waxaan tagay xadka wadamada Zamba iyo Congo, Democratic Republic of Congo ( DRC). Kasumbalesa ayaa la dhahaa. Waa mid ka mid ah, xuduudaha oogu mashquulka badan Afrika. Waa meel ay Somali badan ganacsi ku leeyihiin.
Waxaan arkay waxyaabo badan oo cajiib ah intii aan ku sugnaa xadkan.
Daawasho wacan.
Bartaan waxaan idinkugu soo gudbin doonaa socdaalkayga labaad ee wadanka Kenya ilaa iyo Koonfur Afrika ( South Africa) anigoo isticmaalaya mooto.
Wixii talo iyo xiriir ah, igalasoo xiriir email ka;
Faysalf872@gmail.com
Links
Facebook Page
Instagram
Socdaalkan waxaa suura galiyay Shirkada duulimaadka ee Daallo Airlines iyo Hayada Samafalka ee African Relief Fund.
African Relief Fund
arf.org.uk/
Daallo Airlines
www.daallo.com/
#somalitravel
#somalicomedy
#somali
#somalilanguage
#somalientertainment
コメント