Waxaa dib u bilaabay socdaal Kaygii ahaa Kenya ilaa iyo Koonfur Afrika ( South Africa).
Waxaan ka baxay caasimada Lusaka ee dalka Zambia.
Waxaan dhihi karaa, waxaan maray meelaha oogu quruuxda badan wadanka Zambia 🇿🇲. Socdaal kayga waxa xiisaha u yeelaya ayaa ah, in maalin walbo aan arko meel ka quruux badan meelahii hore aan u haystay inay qurxoon yihiin. Waa cajiib.
Daawasho wacan.
Bartaan waxaan idinkugu soo gudbin doonaa socdaalkayga labaad ee wadanka Kenya ilaa iyo Koonfur Afrika ( South Africa) anigoo isticmaalaya mooto.
Wixii talo iyo xiriir ah, igalasoo xiriir email ka;
Faysalf872@gmail.com
Links
Facebook Page
www.facebook.com/profile.php?id=61552547656660
Instagram
www.instagram.com/iam_faysalshaik?igsh=MWcxaTh3Z2M…
Socdaalkan waxaa suura galiyay Hayada Samafalka ee African Relief Fund.
African Relief Fund
arf.org.uk/
#somalitravel
#somalicomedy
#somali
#somalilanguage
#somalientertainment
コメント